ma ogtahay jamaadeey jacayl igu fogaadan
awgaa la jiifaaye
jaahaaga quruxda le jeedaaliyaayoo
jeexaygiibaad tehee
ha iga jeedsan goornaba naftaydaa ku jamatoo
jalbadaad ii haysaa ila jiibi caashaqa
kuu soo jalbeebsaday
sida jeexa dooloo jidka roob intuu helay
lagu soo jarmaaday
indhuhu ay jeclaystaan jaleecada kalgacalkuna
qalbigad la joogtaaye

Exit mobile version