saatirkii ku uumaa qurux kugu sar gooyoo
xubnahaaga simaniyo daganaanta socodkee
sanqaroorka kugu yaal samiiray waxaad tahay
qaabkii suleekhaad
seedaha jidhkaygiyo surimada halbawlaha
adaa saldhig ku yeeshee calaf ha isku keen simo
sal fudayd umaad dhalan seef la boodna maad noqon
samirkiyo asluubtuu saatir kugu manaystoo
suldaamadaad ka dhalatiyo samadaad ku nooshahay
soo booqo leeyahe

Exit mobile version