Cosob iyo cagaar
Canab iyo luul waa
Ceyn udgoon waa
Ceyn udgoon

Waa aroos cizaloo
Dhaman no curtee
Ku caawiya ducada
Ku caawiya ducada

Labadii caruusoo
Loo cayaartumayo
Caawa aqal galoo
Cimri dheeri iyo
Caafimaad ku waara

Cadar iyo deeq
Cidriyo nuux waa
Owlaad cudoon waa
Owlaad cudoon

Caadil baan baryaayee
Calankiin jiryoo
Cimrigiin ha raag
Cimrigiin ha raag

Labadii caruusoo
Loo cayaar tumaayo
Caawa aqal galoo
Cimri dheeri iyo
Caafimaad ku waara.

Lyrics by: Abdi deeq

Exit mobile version