Darenkeygiyey dawadeydiyey
Naftaa doojisaa dadka
kuugu jecel

Jir dubaaxiyo dubaaq iyo
Xanuun ima daaayo oo
Karku igama dago

Doqon liitiyo nacas lamaan
Darsine dusheydaa ka garo
Caashaqaan idilay

Waxaan donaya inaan dadab
Galno dalkii hooyee wacnaa
Soo daawanee

Ina wada dagnoo daarihii
Mugdisho duleedkii
Xamar u dalxiis tagnee

Doqon liitiyo nacas lamaan
Darsine dusheedaa ka garo
Caashaqaan idilay.

Lyrics by: Abdi deeq

Exit mobile version