quruxiyo hadii ruux inuun qiimo leeyahay
qaadirbaa ku siiyoo qayb kaaga dhigay sharaf
qalbigii gudoomee qiimeeyay maad noqon
qudhan kuu xabiibka ah
qadafiyo hadaan shalay qorsha kale mar sahansaday
qurux male aduun yadu qoys aad ka maqantahay
qaalidii haweenkaay qalbigaygu kama lado
qiimaha dhasheeniyo quruxdaad ka kowyahay
qaaradahaa aduunkiyo qoysnaba kamaan maqal
qiiralkii ilyaas iyo najax qiimaheede

Exit mobile version