dhoof iyo jacaylkii lagu galay dhaqaalee
danta loogu dhuuntow adigaa i kala dhimay
iyadana duq dhali kara ooridiisa uga dhigay
nafta taan u dhiibaay kol haduu dhamaad yahay
adna ay dhab kaa tahay dhaxdintiisa waayeel
kugu dhawrta waysada maxay dhaqasho
kuu tari

dhadigaba qaarkood shalay ruux ku dheera
iyagoo u dhiman jiray maxay dhaafsadeen
shilin

dhaayahaaga maalkiyo uuftuu bal dhuunigu
wax kaleena dhaadayn mar hadaanan dhiibayn
oo jeebku dhiman yahay duunyada miyaan
dhali
adoo wacadka meel dhigay calafkaa dhamadiyo
qoraalkaa sidaa dhigay cudur daar ka dhigato
wixii dhacay ilaawee adna dhaaf wixii tagay

Exit mobile version