Qof kaagu markuu
Ku yeesho markaad
Adiguna lahaatid
Markuu qalbigiina
Gaadho maacan
Kiisaba jacaylka
X2

Meel baa ladagaa
Cajiiba miraa lagurtaa
Dareen leh hortaada
Waxaa ka muuqda
Qushuuc iyo muxibo
Uune X2

Masuul baa kuu
Bilaabma amaan
Farxadaan inyar kaa
Maqnaanin
X2

Waxaa niyadana ka
Maydhma malaayiin
Horoo xusuusa oo
Aanad markaa ubaah-
Nayn X2

Agtaydana adaa mug
Iyo miisaan kuleh aan
Yarayn qofkaad maa-
Muus uhayso madaxu
Iisaaran yahay X2

Mudnaanta qofkaad
Uhayso anaa malyan
Jeer xaq dhowra

Qof kaad isku magac
Tihiina sibaan ugu
Soo mudaayoo
Karaman u muujiyaa
X2

Exit mobile version