hadii dayax iyo cad ceeda
dareen hadlayaa kuyaalo
aday dulwanaag sanaanta
ishoodu kudaawan layd ba

cidii aragta duntaada
waxay istidhaaba dooda
togii janadaa nasiibka
kudoogsanaysaa iftiinka

dawooy quruxdiyo ilwaadka
damiirkiyo edab samaanta
dulqaadka ilaah lusiiyay
hinaas gili dumar dhamaanee
bal hoo balhoo isku duub qardhasta
indha dadku waa cajiibe

hadaan dad kuxaasidaynin
dunido eex kaa galaynin
dhamaan inta dabata guudka
waxa tahay darajadooda

dareena qof aad kubeertay
madakaro hibashadaaye
kashaad dagtaybaa xusuusta
dartaa hurdo seexan wayday

Exit mobile version