qisaasta ka reeb cishqiga
qofnaba kama fooojignee
qoraalka adooo ogsoon
qabiiixa ka daa xubiga
ha qodin booraanhadimo
dadkana lama quudhsade
nolosha ila qaada oo
ka qari jamashada xumaan
ha galin qodobada nabsiga
jacaylkuna yuu qardumine
qalbiga xagashada ka daa

ha qadin ruuxii ku jecel
nacayb ha u qiil samayn
runtana qari ha isku odhan
qayrkaa adigoo la siman
qab iyo kibir yuu ku lumin
naanaysna ha qaadinoo
wargeysadu yay ku qorine
qorshaha guurkana daryeel
ha galin qodobada nabsiga
jacaylkuna yuu qardumine
qalbiga xagashada ka daa

Exit mobile version