sahankiisa caashaqa
sow igu nagaadiyo
saldhigiisu waa guur
idinkuna sareerada
way idiin sugnaato
xidigtii suqriy dayr
dayaxii salaamo
sooryaybaad tihiin
bushi seer ma weydiyo
waa saban barwaaqa
ka sudhan yahay dushiinan
tawxiidka sugan iyo
soomaaliland nimoo

sagaal waa iftiiniyo
ubax suurad wacaniyo
saxan saxada roobkiyo
samalaha da aysaa
dharabkii ku saydhiyo
sucdigiinu waa guur
sifihiyo ishaarada
saadaashu waa khayr
bishu seer ma waydiyo
waa saban barwaaqa
ka sudhan yahay dushiina
tawxiidka suganiyo
soomaaliland nimoo
bishu seer ma waydiyo
waa saban barwaaqa
ka sudhan yahay dushiina
tawxiidka suganiyo
soomaaliland nimoo

Exit mobile version