sahankiisa caashaqa sabo lagu nagaadiyo
saldhigiisu waa guur
idinkuna sareedada way idin samaatoo
xidigti suqriyo diri dayaxii salaamoo
sooryeeyaybaad tihiin
bishu seerma waydiyo saban barwaaqa a
sudhan yahay dushiinana tawxiidka suganiyo
soomaalilanimo
sagal waa iftiimiyo ubax suurad wacanoo
saxan saxada roobkiyo
sumalaha da aysa dharabkii ku saydhiyo
sucdigiinu waa guul sifihiyo ishaarada
saadaashu waa khayr

Exit mobile version