Marki anku cashaqay tala iga cuslato iga cayn waregte 2x
Nafsi celalyaw maray rabina wan cuskanaya calafkuna ma baabao 2x
Caynki araweeliyo cadaw haygu noqonine mar un icalool dabac 2x
Caro laga hayaama anigiyo ciyawgu ku cawaysina 2x
Gantaha cadceda yan ku cagagubyodo anweheshi mode 2x
Caynki araweeliyo cadaw haygu noqonine mar un icalool dabac 2x
Ceeb male jacaylkiyo wa dawlad calan lo cidi lama hadleyse 2x
Cilad eeba kena dadku igu canadyo uqalad uyelee 2x
Caynki araweeliyo cadaw haygu noqonine mar un icalool dabac 2x

Exit mobile version