VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baabula - Lyrics

Dadkoo baahi qabo aqalay bas joogaan beriguu ku beegnaa gu'ga oo balaadhoo bari iyo galbeed baaxadiisu gaadhoo Xareedii la buuxsday hanfi iyo caleentiyo caradii ku baxeen barqa dharag la jooge dhalintiyo barbaarti bartamaha habeenkii bataleey waxeen yaan ka baadiyoobo barbarkaad jirtaa baan bisinka u hayaa farxad iyo bushaarooy balanteenu dhiganaa hawl iiga baqee Wadnaha la baydhaa ku bariirinaayee wadnaha la baydhaa ku baafinaayee ma bari samaateen Wadanha la baydhaa ku bariidinaayee wadnaha la baydhaa ku baafinayee ma bari samaateen Baabulaha libaaxiyo meel bahal ku jira oo dugaagu uu ku badanyaho unka baalka dhaafeen kama bayro halas iyo nafta beylahdeedoo Bishaan kaa maqnaa Sanad igaga badatoo bigilkaa la tuma iyo uma dago banaankiyo jaceylkii i booba ka ilaaliya buuq uma dago banaanko babac baan ku noolo barbarkaad jirtaa baan bisinka u hayaa farxad iyo bushaarooy balanteenu dhiganaa hawl iiga baqee Wadnaha la baydhaa ku bariirinaayee wadnaha la baydhaa ku baafinaayee ma bari samaateen
Queue is empty
-- / --