VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Baabula mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Axmed Cali Cigaal
Baabula

Dadkoo baahi qabo
aqalay bas joogaan
beriguu ku beegnaa
gu’ga oo balaadhoo
bari iyo galbeed
baaxadiisu gaadhoo

Xareedii la buuxsday
hanfi iyo caleentiyo
caradii ku baxeen
barqa dharag la jooge
dhalintiyo barbaarti
bartamaha habeenkii

bataleey waxeen
yaan ka baadiyoobo
barbarkaad jirtaa
baan bisinka u hayaa

farxad iyo bushaarooy
balanteenu dhiganaa
hawl iiga baqee

Wadnaha la baydhaa
ku bariirinaayee
wadnaha la baydhaa
ku baafinaayee
ma bari samaateen

Wadanha la baydhaa
ku bariidinaayee
wadnaha la baydhaa
ku baafinayee
ma bari samaateen

Baabulaha libaaxiyo
meel bahal ku jira oo
dugaagu uu ku badanyaho
unka baalka dhaafeen

kama bayro halas iyo
nafta beylahdeedoo
Bishaan kaa maqnaa
Sanad igaga badatoo
bigilkaa la tuma iyo
uma dago banaankiyo
jaceylkii i booba
ka ilaaliya buuq

uma dago banaanko
babac baan ku noolo
barbarkaad jirtaa baan
bisinka u hayaa

farxad iyo bushaarooy
balanteenu dhiganaa
hawl iiga baqee

Wadnaha la baydhaa
ku bariirinaayee
wadnaha la baydhaa
ku baafinaayee
ma bari samaateen

codkii Axmed Cali Cigaal