Dhayaha indhagay dhab ku jecelo 2x
Markayku dhugtan qalbiga dhufato dhamaysey wan ku dhehdayee aha aha oo dhararahan wan ku tabay dhesha tuma 2x odhamaysey hayga dheran adaa dhudiyey naftayda ku dheer hurdada wan kugu dhadhabayayo waxad tahay mid anad dhafayne 2x
Odhararahan wanku tabay 2x
Dhesha tuma dhesha tuma oo dhamaysey hayga dheran 2x

Exit mobile version