VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacal iyo gayaan - Lyrics

Khadro: geediga hayaankuba goor gaaban adigoo guri waayay laga baxay iyo ood aad gurataaba iyo ood aad gurataaba gabalkiina kuu dhacay dhirtaba geed aan la jarin iyo ogoow lama garaacaan go’i waaye inuu jiro go’i waaye inuu jiro gar Allee dadkuna qaar waa sidaa geddaasoo mar haddaynu nahay gacal marna ahay gayaankaa gaar ahaanna caashaqu guudkaaga igu xiray garashada xusuusoo i sii gacan walaalnimo Axmed: gudgudaha hillaacuba go barwaaqo oo da’ay godlayihiin daruuruhu iyo dirir aan gaagixin iyo dirir aan gaagixin goglan tahay xareeduna dhulkaba meelo gawaanoo ogoow geedo soo bixin go’ i waaye inuu jiroo go’ i waaye inuu jiro gar Allee dadkuna qaar waa sida geddaasuye gar Allee dadkuna qaar waa sidaa geddaasuye Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal marna tahay gayaankey labadaaba garansani kuna guursan maayee taasaad niyada gelin Khadra: marti goorxun socotaba gurigaaga oo maran adigoon gasiin hayn iyo gaabanow ari iyo gaabanow ari geeluna irmaaneyn dadkaba gobol aan la qadin iyo ogoow gibil ma daadshaha loo gowracaa jira ha gafine ujeeddadu waa sida geddaydoo mar haddaynu nahay gacal marna ahay gayaankaa gaar ahaanna caashaqu guudkaaga igu xiray garashada xusuusoo i sii gacan walaalnimo Axmed: Hadalkeena googaa cadalee ha gelinene aniguba gantaallahu haddii ay ku gaareen haddii ay ku gaareen gacan baan ku siin lahaa galladdiyo nasiibkuna ogow gaadmo iyo orod midna laguma gaaree midna laguma gaaree gar Allee dadkuna qaar gar Allee dadkuna qaar waa sida geddaasuye Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal marna tahay gayaankey labadaaba garansani Kuna guursan maayee taasaad niyada gelin Erayad heeta oo dhan: Khadro geediga hayaankuba gu’ barwaaqo adigoo guri waayay laga baxay iyo oodd aad gurataaba iyo ood aad gurataaba gabalkiina kuu dhacay dhirtaba geed aan la jarin iyo ogoow lama garaacaan go’i waaye inuu jiro go’i waaye inuu jiro gar Allee dadkuna qaar waa sidaa geddaasoo mar haddaynu nahay gacal marna ahay gayaankaa gaar ahaanna caashaqu guudkaaga igu xiray garashada xusuusoo i sii gacan walaalnimo Axmed gugudaha hillaacuba go barwaaqo oo da’ay godlayihiin daruuruhu iyo dirir aan gaagixin iyo dirir aan gaagixin goglan tahay xareeduna dhulkaba meelo gawaanoo ogoow geedo soo bixin go’ i waaye inuu jiroo go’ i waaye inuu jiro gar Allee dadkuna qaar waa sida geddaasuye gar Allee dadkuna qaar waa sidaa geddaasuye Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal marna tahay gayaankey labadaaba garansani kuna guursan maayee taasaad niyada gelin Khadra: marti goorxun socotaba gurigaaga oo maran adigoon gasiin ahayn iyo gaabanow ari iyo gaabanow ari geeluna irmaaneyn dakaaba gobol aan la qadin iyo ogoow gibil ma daadshaha loo gowracaa jira ha gafine ujeeddadu waa sida geddaydoo mar haddaynu nahay gacal marna ahay gayaankaa gaar ahaanna caashaqu guudkaaga igu xiray garashada xusuusoo i sii gacan walaalnimo Axmed: Hadalkeena googaa cadalee ha gelinene aniguaba gantaallahu haddii ay ku gaareen haddii ay ku gaareen gacan baan ku siin lahaa galladdiyo nasiibkuna ogow gaadmo iyo orod midna laguma gaaree midna laguma gaaree gar Allee dadkuna qaar gar Allee dadkuna qaar waa sida geddaasuye Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal marna tahay gayaankey labadaaba garansani Kuna guursan maayee taasaad niyada gelin
Queue is empty
-- / --