VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Gacal iyo gayaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Axmed Cali Cigaal
Gacal iyo gayaan

Khadro:
geediga hayaankuba
goor gaaban adigoo
guri waayay laga baxay
iyo ood aad gurataaba
iyo ood aad gurataaba
gabalkiina kuu dhacay
dhirtaba geed aan la jarin
iyo ogoow lama garaacaan
go’i waaye inuu jiro
go’i waaye inuu jiro
gar Allee dadkuna qaar
waa sidaa geddaasoo
mar haddaynu nahay gacal
marna ahay gayaankaa
gaar ahaanna caashaqu
guudkaaga igu xiray
garashada xusuusoo
i sii gacan walaalnimo

Axmed:
gudgudaha hillaacuba
go barwaaqo oo da’ay
godlayihiin daruuruhu
iyo dirir aan gaagixin
iyo dirir aan gaagixin
goglan tahay xareeduna
dhulkaba meelo gawaanoo
ogoow geedo soo bixin
go’ i waaye inuu jiroo
go’ i waaye inuu jiro
gar Allee dadkuna qaar
waa sida geddaasuye
gar Allee dadkuna qaar
waa sidaa geddaasuye
Gasariira ha noqonnine
mar in aynu nahay gacal
Gasariira ha noqonnine
mar in aynu nahay gacal
marna tahay gayaankey
labadaaba garansani
kuna guursan maayee
taasaad niyada gelin
Khadra:
marti goorxun socotaba
gurigaaga oo maran
adigoon gasiin hayn
iyo gaabanow ari
iyo gaabanow ari
geeluna irmaaneyn
dadkaba gobol aan la qadin iyo
ogoow gibil ma daadshaha
loo gowracaa jira
ha gafine ujeeddadu
waa sida geddaydoo
mar haddaynu nahay gacal
marna ahay gayaankaa
gaar ahaanna caashaqu
guudkaaga igu xiray
garashada xusuusoo
i sii gacan walaalnimo
Axmed:
Hadalkeena googaa
cadalee ha gelinene
aniguba gantaallahu
haddii ay ku gaareen
haddii ay ku gaareen
gacan baan ku siin lahaa
galladdiyo nasiibkuna
ogow gaadmo iyo orod
midna laguma gaaree
midna laguma gaaree
gar Allee dadkuna qaar
gar Allee dadkuna qaar
waa sida geddaasuye
Gasariira ha noqonnine
mar in aynu nahay gacal
Gasariira ha noqonnine
mar in aynu nahay gacal
marna tahay gayaankey
labadaaba garansani
Kuna guursan maayee
taasaad niyada gelin
Erayad heeta oo dhan:
Khadro
geediga hayaankuba
gu’ barwaaqo adigoo
guri waayay laga baxay
iyo oodd aad gurataaba
iyo ood aad gurataaba
gabalkiina kuu dhacay
dhirtaba geed aan la jarin
iyo ogoow lama garaacaan
go’i waaye inuu jiro
go’i waaye inuu jiro
gar Allee dadkuna qaar
waa sidaa geddaasoo
mar haddaynu nahay gacal
marna ahay gayaankaa
gaar ahaanna caashaqu
guudkaaga igu xiray
garashada xusuusoo
i sii gacan walaalnimo
Axmed
gugudaha hillaacuba
go barwaaqo oo da’ay
godlayihiin daruuruhu
iyo dirir aan gaagixin
iyo dirir aan gaagixin
goglan tahay xareeduna
dhulkaba meelo gawaanoo
ogoow geedo soo bixin
go’ i waaye inuu jiroo
go’ i waaye inuu jiro
gar Allee dadkuna qaar
waa sida geddaasuye
gar Allee dadkuna qaar
waa sidaa geddaasuye
Gasariira ha noqonnine
mar in aynu nahay gacal
Gasariira ha noqonnine
mar in aynu nahay gacal
marna tahay gayaankey
labadaaba garansani
kuna guursan maayee
taasaad niyada gelin
Khadra:
marti goorxun socotaba
gurigaaga oo maran
adigoon gasiin ahayn
iyo gaabanow ari
iyo gaabanow ari
geeluna irmaaneyn
dakaaba gobol aan la qadin iyo
ogoow gibil ma daadshaha
loo gowracaa jira
ha gafine ujeeddadu
waa sida geddaydoo
mar haddaynu nahay gacal
marna ahay gayaankaa
gaar ahaanna caashaqu
guudkaaga igu xiray
garashada xusuusoo
i sii gacan walaalnimo
Axmed:
Hadalkeena googaa
cadalee ha gelinene
aniguaba gantaallahu
haddii ay ku gaareen
haddii ay ku gaareen
gacan baan ku siin lahaa
galladdiyo nasiibkuna
ogow gaadmo iyo orod
midna laguma gaaree
midna laguma gaaree
gar Allee dadkuna qaar
gar Allee dadkuna qaar
waa sida geddaasuye
Gasariira ha noqonnine
mar in aynu nahay gacal
Gasariira ha noqonnine
mar in aynu nahay gacal
marna tahay gayaankey
labadaaba garansani
Kuna guursan maayee
taasaad niyada gelin

codkii Axmed Cali Cigaal