Dharaartaad hammuumantahay
Hortaada ma goodiyeen
Harraad kuguma eegteen
Ma haysteen waaxanad hayn
Hantina kaama aan dhaqdeen
Anigu hooo kuma bakhayleen

Adoo howl badan ku daalay
Dadaal dhidid kaaga hooray
Qabyana ka hagaagi waayay
Hareertaan qaban lahaayoo
Hijaha waa sidi lahaayoo
Itaal hagar kuma gabeen

Haddaad hayhaata guurto
Hayaan dheer iga fogaato
Anigu haybtaa madaayeen

Habeen kaama aan ladeen
Illaa aan kusoo hubsado
Hagaag halka aad kunooshahay
Hagaag sida aad u nooshahay
Xamuudka Love Zamiinnaa

Exit mobile version