Gabaryahay ma sheelnee
Warku haddaanu shiilneyn
Shiba degaan weeye
Shiiiiiba shiba shiba
Deegaan weeyee

Haddii aad shil doontay
Sida shilinta gurigiyo
Shinni malab ha igu dhegin
xaalku laba shub maahee

Ha iisheegin anigana
Waxaan lala shir imaan karin
Afkaa lagala shiixaa
Shanta dhaban layaabkaa
Shoocadayska ila dhaaf

Haddii aad shir baytood
Guur shiiddo kaligaa
Waad sheebi sheebiyee
Waad sheemaraariyee

Haddii aad shil doontay
Sida shilinta gurigiyo
Shinni malab ha igu dhegin
xaalku laba shub maahee……….

Ha iisheegin anigana
Waxaan lala shir imaan karin
Afkaa lagala shiixaa
Shanta dhaban layaabkaa
Shoocadayska ila dhaaf….

Exit mobile version