VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo - Lyrics

Gabaryahay casrigan Calmashada kalgacal Cirka lagu shareer Cubta lay sugbaa Macne lagu heshii 2x Ana ceelalyada Carabada waxaan Cagtaan soo rogoba Ciirsiga adaa ciirsiga adaan Cudud kaa Rabaa 2x Cawo iyo ayaan caashaqa adaa Cawo iyo ayaan caashaqa adaa Caashaqa adaa caashaqa adaa Caashaqa adaa calanka u sidee Caano ila wadaag 2x Gabaryahay casrigan Calmashada kalgacal Qofba Cimiladuu Caadada dhamuur Ku caweysimaa 2x Celiseey jawaab Ku calool samoow Duulaan Colaad Nimaan Ciidan wadan Nimaan Ciidan wadan Dhiil kama baxee 2x Cawo iyo ayaan caashaqa adaa Cawo iyo ayaan caashaqa adaa Caashaqa adaa caashaqa adaa Caashaqa adaa calanka u sidee Caano ila wadaag 2x
Queue is empty
-- / --