VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Cawo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Biif
Cawo

Gabaryahay casrigan
Calmashada kalgacal
Cirka lagu shareer
Cubta lay sugbaa
Macne lagu heshii
2x
Ana ceelalyada
Carabada waxaan
Cagtaan soo rogoba
Ciirsiga adaa ciirsiga adaan
Cudud kaa Rabaa
2x
Cawo iyo ayaan caashaqa adaa
Cawo iyo ayaan caashaqa adaa
Caashaqa adaa caashaqa adaa
Caashaqa adaa calanka u sidee
Caano ila wadaag
2x
Gabaryahay casrigan
Calmashada kalgacal
Qofba Cimiladuu
Caadada dhamuur
Ku caweysimaa
2x
Celiseey jawaab
Ku calool samoow
Duulaan Colaad
Nimaan Ciidan wadan
Nimaan Ciidan wadan
Dhiil kama baxee
2x
Cawo iyo ayaan caashaqa adaa
Cawo iyo ayaan caashaqa adaa
Caashaqa adaa caashaqa adaa
Caashaqa adaa calanka u sidee
Caano ila wadaag
2x

codkii Ahmed Biif