geesi iyo hanad
baa lagaboodsadaa
rag ninkii wax garada
la garwaaqsada
waa nin gala abaaloo
gudi kara wanaago
samo kuugu gargaaree
gar eexiyo adoon
godob u maleyn
howsaha ila gal
ama gooni noqq
aan kaa go'ee
gaban maayo aniguye
adaa kuu gol leeyee
jacalkbaa i gubayee
adna ii garow
haygu noqon geed adag
aan go'i karayno
gacma daalinaayee
galad iyo ayaanbaa
lagu guursadaaye
talop aad garfeysaa
geed lala tagaa
runta laga garaabaa
la iskuma gayaxa o
gees lagama eegee

Exit mobile version