Hoheey waan lumoo
Anbad baan ahoo
Oofad baan ahoo hilhilaacayee
Oofad baan ahoo hilhilaacayee
2x
Inaan nahay habeen
Iyo inaan hibooy
Kula hawlyarayn
Kula hawlyarayn
Aan kala hubsado
2x
Aan kala hubsado
Aan kala hubsado
Aan kala hubsado
Macaan kala hubsado

Waan hawl badnoo
Hadhka maalintii
Hadaanan ku arag
Naftaan hiifayaa
Hadaanan ku arag
Naftaan hiifayaa
2x
Inaan ahay hacoo
Iyo inaan sidaa
Ku hagaagsanayn
Ku hagaagsanayn
Aan kala hubsado
2x
Aan kala hubsado
Aan kala hubsado
Aan kala hubsado
Macaan kala hubsado

Exit mobile version