Waa nacab jacayl
Kama nuuxsadee
Igu nudu fogaa
2x
Uu igu nastoo Nabaro igu yaal
Ku noqnoqonayaa
Uu igu nastoo Nabaro igu yaal
Ku noqnoqonayaa
Intuu igu nagyuu
Sidii naas wax taray Ii nuujiyaa
Intuu igu nagyuu
Sidii naas wax taray Ii nuujiyaa
2x
Goormuu nafsigu Waan naawilee
Goormuu nafsigu Waan naawilee
Waan naawilee Naawilee soo noqonayaa
2x
Waa nacab jacayl
Nafta siduu u galay
Naafayn ogaa
2x
Kama nooga Oo Mid aan ruux la galay
Ku milgee warmaha
Kama nooga Oo Mid aan ruux la galay
Ku milgee warmaha
Ana kama nastee Nafsi dhawra iyo
Nadi ha ila dhaco
Ana kama nastee Nafsi dhawra iyo
Nadi ha ila dhaco
2x
Goormuu nafsigu Waan naawilee
Goormuu nafsigu Waan naawilee
Waan naawilee Naawilee soo noqonayaa
2x

Exit mobile version