Qurux iyo Ilwaadiyo
itaal iyo hubqaad buu
Rabbi kugu idleeyee
ugub qiimo laha tahay  X2

Oogada Jirkaadiyo
Afka khuli madow yahay
luuqdaada asalkaa
uurkayga taabtoo
la adkaysan waayo
ashqararay awgaa  X2

 

heleelooy iyo heloo leyeeya
aqliga iyo garashadadiiya
hobeey edabtiyo asluubtaadiiyaa
hobeey ALLAA kuugu deeqaayee
amaana waad uqalantaayeey  X2

Asaagaa hablaha kacay
Adigaa u horeeyoo
Ifka Ugu Sareeyee
ubixii fanka tahay  X2

kuhelaa ayaan lehe
heesahaagu inanyahay
Uumiyuhu Jaceleystoo
Anna Aawadaa buu
olol igu abuurmoo
la ilmaynayaaye  X2

Exit mobile version