adigaan dareenkiyo
kugu raacey dookhee
dumarkaba dhamaantood
midaan daawadaay
daymada urooney
midaan doortayeey
deeqdaye nafteydii
dumarkale nacdooo
inagoon isdayrin
gacaloy ma isdaaadaheynaa
dulqadkiyo samirka
daaimkugu maneysto
dabcigaaga wacanbaa
darmaayeey ideqayee
kudiirsada wan ku diirsada
dagan argtiaadoo
naftu waxay daretaa
dabacsaniyo raaxee
adaan siiyey kuu damqanaynaa
dadab inan wadaagnoo
inagoon isdiidin ma isdaadaheynaa

Exit mobile version