Gacalkaaga maan iloobinee
Gob intii i gaydee
Gibilkeena waa gobtee
2×
Gabaryahay ii soo gargaar
Guuloow ilaaha weynoow
Gabaryahay ii soo gargaar
Guuloow ilaaha weynoow
Gacantayda qabee
Adaan kuu dan sheegtee
Ku gobtee gacalka aduun
Guriskee miyaa galabtaa
Ku gobtee gacalka aduun
Guriskee miyaa galabtaa
Dadka aan qiraa
Gaarkii i gaysee
Ana la iga gaare
Yaa ii garaaba ee
2×
Hido raac aan la igu garaa
Guuloow ilaaha weynoow
Hido raac aan la igu garaa
Guuloow ilaaha weynoow
Gacantayda qabee
Adaan kuu dan sheegtee
Ku gobtee gacalka aduun
Guriskee miyaa galabtaa
Ku gobtee gacalka aduun
Guriskee miyaa galabtaa