laba guuur mideeyoo
ifka googol wadaagoo
guri wada dagooo
gacalnimo hadaad
isu tihiin gayaan
guriina lagu hray
guurkiino raaxiyo
guuul iyo wanaag noqoy
guulow allow
lamaanahan ga gaaa
guulow alow guri nabadi
taali yo guulo alow
ubad iyo gurbood sii
aamiin aamiiinn aamiin
raxmad gaar ahaatiyo
gooni uma tisqaato
kali buuu dusha ma gaadhee
galadiyo wanag isu garab sado
dira diraha kala gura
kala gooya dad isjecelee
raaskiina yuu dumin
guullow alow
lamanahan ga gaa
guulow alow jaceyl aan gudhay
qalbigiiga gali
guulow alow gani gurbod sii

Exit mobile version