Hanaanka ilaah ku siiyay
Habsami socod dhaqaaq
Hbug qaadkaagu waa i dilay

Hamo aan kuu qabaa
Qalbiga waan kugu hayaa
Hamo aan kuu qabaa
Qalbiga waan kugu hayaa
Hidaydu waxay ku raacaday
Hidaydu waxay ku raacaday
Habeen khayr lagu ducaystee

Inkastoo wali hibasho helin
Amaan saqda dhexe hurdada
Hiir daayoo la seexan waayee

Markaa hortayda timaade
Ee aad ila hadal tiraahdoo
Markaa hortayda timaade
Ee aad ila hadal tiraahdoo
Haasaawihii ii bilaabdee
Hanfafkii nabarkaa i dayse
Halkii i bugtaa bogsatee

Exit mobile version