boqorkii na uuma
ii kaa baneeyo
mataanidee kaalay
boga u qabo

aa baahidaadiyo
kuu raadsay beerke
kaalay baalka iga tuur

boqolaal haweennabu
basar iga dhamaan loo
aadmiga dheertahay

markii aan u baaqana
ii beer nuglaadaa
adaan kaala soo baxee
kaalay huuno ila joog

ma baraarugtooye
ileyn waa bislaataye
ma baraarugaagiba

inta habankiyo
bishimaha labeenta leh
quruxdadiiba bi in
kaalay boga igu qabo

Exit mobile version