khadradii wacnaydee
jacaylkii naftaydaa
wanaagii naftaydaa

ila wadaagtay noloshee
waxba iga hakraninee

wacad waxaan ku marayaa
wad illaaho iga diloo
inaan kuu wanaajiyoo
wadne jacayl kugu waasicin

calafkeeni wiiqdayee
waa qadar allee
wacadkeenan ka baryay
jacayl waaritaan lehoo
aan wada wadaagnee

oo korinked wanaajisaa
wax na kala masuugine

Exit mobile version