caashaq iin iidaaya
waa caalac i maalaye
niida calanka la ii sudhi
ilhaan adiga weeyane
cidbaa igu hugtoodaye
taado ii cadaataye
anba kuma ciileene
ha idhigin cidlada e

aadiga ku caashaqay
ku ciiraday cadkaygiiye
ha igu cay kalgacalkii
ciida ha iguu ridine

qof walba calafdiide
cidna qaybsan maysaane
caloolyow waxay badi
male waa codkaygaaye
is ciilkaambi waydana
kaa goo icanaantaye
anba kuma anbiilene
ha i dhigin cidlada e

Exit mobile version