naftudoqonsanaa damac waalana
waxay doonto bari ku diri ogaa
dantu ka adagaa durba ku celinogaa
labada is dardaray dadka dhibi ogaa
risiq eebe kuudiiday kaa duruqsanaa
nimuu duunyo siiiyeyna deeqi udhawaa
daa waxaa dhaliil u ah hadka samada duuliyo
diinkuba usiman calaf
nina cayshka daayacan
aanu daal usoo marin
kama helo duunyada
siday diintu ina tidhi
dayxa ha gaadhee
qayrkaa darajaduu helay
rabi kaama daahine dadaal
gaadhi doontide
naftu doqosana
damac waalanaa
dabaylaha cirkay
hadba kugudirtaa
dur dur kaa fog bay
daar u xidho ku thdaa
dahabadaad lahayn
ku tihdaa daldalo
hak deyrin waligaa
noloshaad la daris tahy
ha u doodin abidkaaa
cidkaloo ku dayshaa
taa waxa daliil u ah
oo loo ga dhigi karaa
xadiis baa ku soo dagay
maruun laysma wada
garab dago dad ma wada sinaan karo
duniba is daba mar

Exit mobile version