nin jaceyl rafaadshey
riyo uma riyaaqee
ano ruun barwaaqaa
ramas iyo xareed badan
rabigey ka sugayoo
naftu raali iitahay
waxan idhi racdada uman
adaa raaxo jeceloo
waligaa faan badanaa
war kaba israacshaa
dabaded hareer maree
gabadhii halel male
waxa tidhaa ninkuu rabbo
raamaystay awgaa
reer inaad yeeshee
uuku rucaayaaa
rayigyga suu qabo
reerkay lay nashoonahay
degi maayo meele
rumantii nafteydoo
rajadaada suga
dariiqa taa martaba
raja aan dhamaanbaa
rukumada u asaa
waxaan ahy ramays
rukuntii u aasan tahay
rxmadii eebe sugaye

Exit mobile version