waykaarxumada ubaxii
eey oofidiisaa unoolee
aaway orodkii io arwaaxigii
kugu ogaaye ayaamo
ayaamahan kaama arkee
uurxumaana igu abuurtee
bilaan oyaayee
qawlkaagii burisee
waa inkaa axdi lagama xigee
niina oofihiisa ku mooodayee
aaway orodkii iyo arwaxii
kugu ogaaye ayaamahan
kaama arkabeeee
uurxumaanaa igu abuurtee
meelada waayee

Exit mobile version