hadaad qpys abuurtee
udubkiisa taagtee
akunteen jaceylkuna
farxad eebe weeye
noqda laba is aamina
laf uusan kala gelin
isku uusan waligood
waan idiin duceynee
ilaahay aduun iyo
ha idiin siiyo ubad wacan
marwo edeb sharaf loo
awaamirta fulisoo
seygeed adeecdoo
adiguna walaalooy
arimaha reerka iyo
ha ilobin dantiinoo
afadaada uroonow
waan idiin duceynee
ilaahay aduun iyo
ha idiin siiyo ubad wacan

Exit mobile version