dhaxaan geeyada jibaaxay
dhaxaan geed qodax le seexday
guudkeyga libaax ka reemay
dhaxuu guuyada sideeya
gasiin gacal ii ahaadaa
gadoos iyo caws ka daaqaa
gulaan guti aan ka qaadey
maarkaan goonyaha jaleeco
adoon garabkayga joogin
hiirtaanyo maxay isaaqday
ileen samir kama gabowdid
hadaanu ka geeriyoone
gugeeni wakaa samaadee
aroos laynoo gan gaamin
gugeenii wakaa samaadee
gaaxdi nafsi aynu maalne
dhaxaa isu goobo jeexo
anoo guuri habeenimo
gantaalo la ii cabeystay
dhaxaan goni jiifka
iyo galowgiyo ciyowga
iyo gabigood humaa
maxaan gaar ula caweeyey
gartaydana aan uasheeg
anon gardareysan aadmiga
maxaa gardaro lay xambaarshey
ileen samir kama gabowdid
hadaan ka geeriyoone
gugeenii waka samaadee
aroos laynoo gan gaamina

Exit mobile version