xidigaan kadadaay
xooraan sanaaayaay
xuural cayntii dunidaay
xushamadiyo qadarin tiyoo
xaragadaad udhalataay
xafiis lagaa wareystiyo
midaad xeer wadaagtaan
xuquuqdii jaceylkana
xaflad ma usameysaan
xiisa ruuxa kuu qaba
xog wareysi gaadhey
xidhiidh mala samysaa
xidhiidh mala samaysaa
waanigan xadkaaro o
xaalad igu adkaatee
xajin waayey caashaqa
adna adna guur ila qabo
waanigan xadkaaro o
xaalad igu adkaatee
xajin waayey caashaqa
adna adna guur ila qabo

xulkii naftaydoow
xabiibkaan jeclaayow
xishood iyo kalgacalbaa
xambaarsadey daraadaa
adaa maanka iga xaday
xubin qaaliya tahay
xumaan waad ka dheertahay
ixtiraamka dookkhana
xagaa waan ka simanahay
xal wixii umuuqdoo
xujo iyo dhiba wadan
dunta waan ku xidhan lahaa
dunta waan ku xidhan lahaaa
xayaatada aduunyada
waxay xiiso leedahay
inagoo xaruntiyo
xamar isku guursana

xayaatada aduunyada
waxay xiiso leedahay
inagoo xaruntiyo
muqdishu isku guursada
xaamar isku guursada

Exit mobile version