is xaqdhowrka labadeena
xuural ceynta quruxdeena
xabiibti ku dhalatay
sidii hayn iyo faafin
rabibaa isu keen xulay
waa xiisaa dhamantiyee
xaga laga talaabay
xuquuq waalid ducdiyo
xajabo ay gooyeenbaa
xurmo lagu mutaystaa
rabigeeena xaakimee
xile iiga kaa dhige baa
kunjeer ku xamdiyaa
xikmadiyo aqoonteena
xaragadiyo arooskeena
xornimo isu dhaqankeena
xaalaal weeye barako leh
oo la xaalmalaa
xagan nolosha raaskeen
waa xayaato qiimo leh
aqal wado xadaayadaa
dadab xidhan lah ayaad geli
gogoshuna xariir tahay
rabigeena xaakimane
xilo iiga kaa dhigee
kun jeer xamdinaayaa

Exit mobile version