yuuguudiyo kadaranee
yamaayuug cishqigu
aniga aqaaan igu yuruuraa
ha layeelan nacabkeenaa
haweentaa ku yiishaa
yabaalbaa laba is jecel
kala yaaciyeee
yidideelo labadii
uhugtooda oo wacan
jaceylka ugu yeelee
yaqiinta wada jiraa
yaceyga u akeystee
hadafkoodu guur yahay
rugtaa ay yagleelaan
yalaheeda lama furo
yabaalbaa yabaalbaa
laba is jecel kala yaaciyee

Exit mobile version