cirka oo godladayoo
gugiina hooroo
galac yidhi hilaacii
yamas kalgacalkii
eey xreedu geysaa
wabiydu qarsoomoo
ugub biyaha iyo
galow caroowgii
markuu halkaa gaadho
guri wacan yagleeloo
waxad tahay gadeedee
waxaa gubay jidhkeygii
gantaalihii jaceylkee
marwaa dumar marwa
ma gartee ma warmaa
ruuxaa igeysmaa
gorgorkiii ku yiiliyo
gacalkiyo caleenkii
garabkaaga doogee
gamarkii baxaayoo
xidiguhu qarsoomoo
gudu is gaadheen
guda iyo haadiii
goonyihii ka joogaan
waxaad tahay gadeedee
waxay gubay jidhkeygii
ganataalihii jaceylka
gumarwaa gumarwa
ma grteee ha geesmarinee

Exit mobile version