VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samiira - Lyrics

intaan saarnaa dunidan socdaal ku soo maray inan wali sidaadan dhaayo maanan saarine sadrigaad ku taalaa sanbabadaad dhex mirata seexan waayay aniguye ma isaacidaysaa sido aan siloonahay samiirooy ismoodaa sidaan ahay ma moogtahay mise waad la socota saqda dhexe habeenkii dadka oo sordhada galay naftan salashay awgaa dib u seexan waydaay soo jeeda awgaa anfacana ka soontaay quudan wayday soortana sasabaayo ma ogtahay
Queue is empty
-- / --