VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Samiira mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed daljir
Samiira

intaan saarnaa dunidan socdaal ku soo maray
inan wali sidaadan dhaayo maanan saarine
sadrigaad ku taalaa sanbabadaad dhex mirata
seexan waayay aniguye ma isaacidaysaa
sido aan siloonahay samiirooy ismoodaa
sidaan ahay ma moogtahay mise waad la socota
saqda dhexe habeenkii dadka oo sordhada galay
naftan salashay awgaa dib u seexan waydaay
soo jeeda awgaa anfacana ka soontaay
quudan wayday soortana sasabaayo ma ogtahay

codkii Ahmed daljir