dartee u baakan ahoo
inay dawadayda tahay
dadyahow uga daadagshaa

dadaalkii adoon ogsoon
dartaa marka an u maray
welina iga durugsantahay
dhibaan kaligay u raray

hamiga niyadayda galay
ayaa ii daandamiyo
dookhiyo lahashada kalgacal
ayaan la tartamayaa

dookhaygu wuxuu dalbaday
miyaan ula yahay xurmada
naftani ka maqnaynisee
hadaan digashda qarin

dadaalkii adoon ogsoon
dartaa marka an u maray
welina iga durugsantahay
dhibaan kaligay u raray

Exit mobile version