Naftu doqon sanaa
Damac waalanaa
Waxay doonto beri
Kuudiri ogaaa dantu
Ka adagaaa durba
Celin ogaayeeey x2

Labadoo is dardaray
Dadka dhibi ogaa
Labadoo is dardaray
Dadka dhibi ogaaaa
X2

Risiq eebbe kuu diiday
Kaa durugsanaa nimuu
Duunyo siinaayo deeq
Dii udhowaaa x2

Taa waxaa daliil u ah
Haadka samada duuliyo
diinkuba usiman calaf
X2

Nina cayshka daayacan
Aanu daal usoo marin
Kama helo daleedaa
Daleedaaaaa x2

Sidey diintu nagu tiri
Dayaxana ha gaadhee
Dadkaa derejaduu helay
Rabbi kaama daahine
Dadaal gaari doontide
X2

Naftu doqon sanaa
Damac waalanaa
Dabeylaha cirkey
Hadba kugu dartaa
Durdur kaa fogbey
Dhar uxiro kuu tiraah
Yeee x2

Dahab aanad lahayn
Kuutiraa dal dalo
Dahab aanad lahayn
Kuu tiraaa daldalo
X2

Haka dayrin weligaa
Noloshaad laderistahay
Ha udoodin abidkaa
Tu kaloo kudayashaa
X2

Taa waxaa daliil u ah
Oo nooga digi kara
Xadiith baa kusoo
Dagay x2

Maruun laysma garab
Dego dad ma wada
Sinaan karo adduun
Waa isdaba maal
Isdaba maaaaaaaaal
X2

Sidey Diintu nagu tiri
Dayaxana ha dhaaftee
Qayrkaa derejaduu helay
Rabbi kaama daahine
Dadaal gaari doontide
X2

Exit mobile version