VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sabaalo - Lyrics

waad isahayatuunoo kaa seexanwaayoo dhawr sano iyo googe cirka sare u eegoo soojeed ku waaroo ku safaaaday noloshoo ilaa lagu su,aaloo kugu seegay aakhiro waan kula socdaayee kuma saamaxaayee jeeskuu dhawaaquu masikado aan gaadhnee haduu samir waxtari lahaa ama uu sad noqlahaa adaa kaa dhursagayee adoon saaca igu xidhin saranseerna igu ridin ama seedhin wacadkii ana sidaada ahaan sacna waysha uu dhalo sanka kalama rooroo sidi kama jeclaadoo sidaasaan ka dhiganoo isa sudhan waxaan nahay sokeeya walaalo ah sanadkaynu joognaa sideed guuro weeyaan sodon tahay bishiisiyo waa sahan danbiyo shalay sareedada aduunkiyo saartiyo inshaartii la isiiyey xalaybaan suurtoobi waydee salku dhigi ayaankuye samir aan lahaano inaan kuu siloonahay si dhaba ii ogaatay caad kaama saarnee sanadahan waxaan ahaaa nin jacayl ku sara tagay seedaha jidhkiisee sanbabadaa iqalanoo wadnahaa isaranoo dhiiga saydhinaayee naf lasaaqaybaa siday dhalaan sabaalaynayaa haduu samir waxtari lahaa ama uusad noqon lahaa mudaan kaa dhursugayee adoon saaca igu xidhin saranseerna igu ridin sidayda iigu qaado ha igu samir darnaanine adigoon sal fududaan oon saluugin waayaha aniguba saqiyo waa sidaan kuugu go,ayaa sahalkeeda hayaa kuma seexan waligay seddex igu walaahiya siraan kugu dilaayee sahwiyoo jacaylkii siduu adiga kugu yahay ayaan kuula simanahee saartiyo inshaartii la isiiyay xalaybaa suurtoobi waydee salkuu dhigi ayaankuye samir aan lahaano
Queue is empty
-- / --