VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sabaalo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Gacayte
Sabaalo

waad isahayatuunoo
kaa seexanwaayoo
dhawr sano iyo googe
cirka sare u eegoo
soojeed ku waaroo
ku safaaaday noloshoo
ilaa lagu su,aaloo
kugu seegay aakhiro
waan kula socdaayee
kuma saamaxaayee
jeeskuu dhawaaquu
masikado aan gaadhnee
haduu samir waxtari lahaa
ama uu sad noqlahaa
adaa kaa dhursagayee
adoon saaca igu xidhin
saranseerna igu ridin
ama seedhin wacadkii
ana sidaada ahaan
sacna waysha uu dhalo
sanka kalama rooroo
sidi kama jeclaadoo
sidaasaan ka dhiganoo
isa sudhan waxaan nahay
sokeeya walaalo ah
sanadkaynu joognaa
sideed guuro weeyaan
sodon tahay bishiisiyo
waa sahan danbiyo shalay
sareedada aduunkiyo
saartiyo inshaartii la
isiiyey xalaybaan
suurtoobi waydee
salku dhigi ayaankuye
samir aan lahaano

inaan kuu siloonahay
si dhaba ii ogaatay
caad kaama saarnee
sanadahan waxaan ahaaa
nin jacayl ku sara tagay
seedaha jidhkiisee
sanbabadaa iqalanoo
wadnahaa isaranoo
dhiiga saydhinaayee
naf lasaaqaybaa
siday dhalaan sabaalaynayaa
haduu samir waxtari lahaa
ama uusad noqon lahaa
mudaan kaa dhursugayee
adoon saaca igu xidhin
saranseerna igu ridin
sidayda iigu qaado
ha igu samir darnaanine
adigoon sal fududaan
oon saluugin waayaha
aniguba saqiyo waa
sidaan kuugu go,ayaa
sahalkeeda hayaa
kuma seexan waligay
seddex igu walaahiya
siraan kugu dilaayee
sahwiyoo jacaylkii
siduu adiga kugu yahay
ayaan kuula simanahee
saartiyo inshaartii
la isiiyay xalaybaa
suurtoobi waydee
salkuu dhigi ayaankuye
samir aan lahaano

codkii Ahmed Gacayte