kume kuma arke
ku waayashe kume
nafta kuu bugtaa
kalmaasiyo
dhakhtar kuma bogsane
kume kuma arke
ku waayashe kume

kudbad iyo jacaylkyo
kaarku ha ku daaye
kaalayo kalgacaylka
ana waa ikan

kume kuma arke
ku waayashe kume
kaalayo kalgacaylka
ana waykan

kan u yeedhaye
kaalaye i laha
ka joog adiga maahe
kume kuma arke
ku waayashe kume

caashaqan ku helay
aniguba kun iyo
ku kaa darniye kume
kume kuma arke
ku waayashe kume

kalgacaylka ku hayaa
kululeyay naftee
kashka iyo laabta
kuu yeedhanaye
kaalay aniga waykane
kume kuma arke
ku waayashe kume

Exit mobile version