VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkeeniibaa ku laabanaynaa - Lyrics

helele helehay heeladu hidaheena weeyaane daryeeliyo dawlad baa dhalatoo dalkii baan ku laabanaynaa danaystiyo daalin duurka galyo dalkiiban ku laabanaynaaye heleley heleelelhayeey heeladu hidaheena weeyaane duligii dadka dilay waa la didshoo dalkii ban ku laabanaynaaye daryankii colaada waan daminoo dalkiibaan ku laabanaynaaye helele heleleelahayeey heeladu hidaheena weyane dagaalkiyo diiftii waan ka baxnoo dalkii baan ku laabnaaynaaeye halyaya daacadaa dalkii ka talshoo dalkii baan ku laabnaaynaaye helele heeleelahayeey heladu hidaheena weeyaan e dastuur iyo daacad baa dhalato dalkii baan ku laabanaynaaye dareen nabadaan dareemaay xalo dalkii baan ku laabanaynaaye helele heleelaehyeey heeladu hidaheen weeyaane degmooy xamar daaraba ka dhismoo dalkiibaan ku laabanaynaaye kul baa na diloo waan daalanahee dalkiibaan ku laabnaaynaaye
Queue is empty
-- / --