VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dalkeeniibaa ku laabanaynaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed kaffi Ak
Dalkeeniibaa ku laabanaynaa

helele helehay
heeladu hidaheena weeyaane

daryeeliyo dawlad baa dhalatoo
dalkii baan ku laabanaynaa
danaystiyo daalin duurka galyo
dalkiiban ku laabanaynaaye

heleley heleelelhayeey
heeladu hidaheena weeyaane

duligii dadka dilay waa la didshoo
dalkii ban ku laabanaynaaye
daryankii colaada waan daminoo
dalkiibaan ku laabanaynaaye

helele heleleelahayeey
heeladu hidaheena weyane

dagaalkiyo diiftii waan ka baxnoo
dalkii baan ku laabnaaynaaeye
halyaya daacadaa dalkii ka talshoo
dalkii baan ku laabnaaynaaye

helele heeleelahayeey
heladu hidaheena weeyaan e

dastuur iyo daacad baa dhalato
dalkii baan ku laabanaynaaye
dareen nabadaan dareemaay xalo
dalkii baan ku laabanaynaaye

helele heleelaehyeey
heeladu hidaheen weeyaane

degmooy xamar daaraba ka dhismoo
dalkiibaan ku laabanaynaaye
kul baa na diloo waan daalanahee
dalkiibaan ku laabnaaynaaye

codkii Ahmed kaffi Ak